Adeegyada Salon-ka
Daryeel Timo • Makeup • Beauty Training • — adeegyo professional ah oo si gaar ah loogu diyaariyey macaamiisha Afro Beauty Plus
Afro Hair Lab
Waxaan bixinnaa daryeel dabiici ah oo lagu dhiso laguna kobciyo timaha, annagoo adeegsanayna geedo, saliiddo iyo maskiyo dabiici ah.
- ✓ Dib u dhis Timaha Kalarka Dhibaateyay
- ✓ Dib u dhis Timaha Kimikada Dhibaateysay
- ✓ Nafaqaynta Timaha
- ✓ Korinta Timaha dabiiciga ah
Hair Care Studio
Hair Care Studio waa xarun bixisa dhammaan adeegyada qurxinta timaha, oo ay ka mid yihiin..Dhisid, jilcin, midabayn, jaris, habayn (styling), timaha aroosadda iyo adeegyo kale oo xirfadeed
- ✓ Jilcinta Timaha
- ✓ Midabaynta Timaha
- ✓ Habaynta & Qurxinta Timaha
- ✓ Dhisida Timaha /Aroosadda
- ✓ Dabista Timaha
- ✓ La-talin Timaha
Makeup Artist
Adeeg makeup professional ah oo loogu talagalay maalmaha caadiga ah, events iyo munaasabado gaar ah si aad u hesho muuqaal qurux badan oo nadiif ah.
- ✓ Makeup Maalinle ah
- ✓ Makeup Aroos
- ✓ La-talin Quruxeed
- ✓ Sawiro & Shooting Support
- ✓ Products Makeup Tayo Sare leh
- ✓ Qurxin Professional ah
Ku biir macaamiisheena
Hel adegyadeena mel kasto o aad joogto
Si aad ballan u qabsato, riix Book Appointment ama Book Via WhatsApp.