Product Categories
Browse our complete range of beauty product categories
Hair Care
Alaabo daryeel timaha oo tayo sare leh, loogu talagalay nadiifinta, nafaqeynta iyo ilaalinta caafimaadka timaha. Soo hel shampoos, masks, oils iyo treatments ku habboon salon professional iyo isticmaal maalinle ah.
Makeup
Alaabo makeup oo tayo sare leh, ku habboon beauty lovers, salons iyo makeup artists. Soo hel cosmetics casri ah oo inspirated by luxury beauty brands iyo makeup trends-ka cusub.
Skin Care
Alaabo skincare oo tayo sare leh, loogu talagalay nadiifinta, daryeelka iyo ilaalinta caafimaadka maqaarka. Soo hel creams, serums, cleansers iyo treatments ku habboon dhammaan noocyada maqaarka si uu u noqdo mid jilicsan, caafimaad leh oo dhalaalaya.
Salon Equipment
Qalab salon oo professional ah, loogu talagalay salons, stylists iyo beauty professionals. Soo hel qalabka loo isticmaalo timaha, makeup-ka iyo adeegyada salon-ka si shaqadu u noqoto mid nadiif ah, fudud oo tayo leh.
Hair Color
Alaabo professional ah oo loogu talagalay midabaynta timaha iyo hair coloring services. Soo hel hair dyes, bleach, developers iyo toners tayo sare leh oo ku habboon salons iyo beauty professionals.
Perfume
Barafuun iyo fragrances tayo sare leh oo leh udgoon luxury ah, ku habboon rag iyo dumar. Soo hel perfumes casri ah oo leh caraf waara kuna habboon isticmaal maalinle iyo munaasabado gaar ah.
Nail Care
Alaabo nail care oo tayo sare leh, loogu talagalay daryeelka iyo qurxinta cidiyaha. Soo hel nail polish, gel products, nail tools iyo accessories ku habboon salons iyo beauty professionals.
Hair Tools
Qalabka professional-ka ah ee loo isticmaalo daryeelka iyo styling-ka timaha. Soo hel hair dryers, straighteners, curlers, brushes, clippers iyo tools tayo sare leh oo ku habboon salons iyo beauty professionals.
Training Products
Alaabo iyo qalab loogu talagalay beauty training iyo professional education. Ku habboon makeup training, hair care training iyo salon practice si ardayda iyo beauty professionals ay u helaan xirfad sare iyo tababar tayo leh.